VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad faadumoy - Lyrics

gobaad faadumoy gobaad garaar yaha luqunta iyo dhexdoo gacan qabasho leh indhaha galalac lenayiyo suniya midabka goni u widh widha guulaa qurux kugu galaday kalgacal aan guuri karin jaceel aan gaa gaxeen cidkale iga goyn karayn gudhayn baan kuu hayaa dhulkii geela iyo lo'diyo gamaanku uu joogi jiray uduga gooniya lahaa gawrarkaa jabuti iyo ceelgaal iyo saylac iyo gaarisa iyo borame gabilay hargaysa iyo gaarodi berberiyo toqoshi garanug leh iyo jigjiga geel lookor fadliga gubadle iyo taleex ina keen guriceel tagnee hoobay hoobay aan caynaba dagnee hoobay hoobay gobaad faadumoy gobaad timaha gay gaysan iyo garbaha hoos uga dagiyo dibnaha gomashka u egiyo bisladay lamodyay iyo midabka gudgududan gulaa gulaa qurux kugu gin gimay kalgacal aan goosmi karin marnaba aan iga go'ayn cidkale iga guurin karin gudhayn baan kuu hayaa dhulkii geela iyo lo'diyo gamaanku uu joogi jiray uduga gooniya lahaa goday buuhoodle iyo burco iyo gashamo iyo lascanod gobwayn agabarkiyo goldheer ceeri iyo gariso iyo jowhar iyo laasqoray gaalkacayo iyo galgadud baladwen iyo ganaane banadir iyo beer iyo nugaal ina keen guri ceel tagnee hoobay hoobay aan caynaba dagnee hoobay hoobay
Queue is empty
-- / --