VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciida - Lyrics

ciid wanaagsan ciida dharaaraha ilaahay midba magaca ku caane ooy dhalatay ciiduye dhamaystiran farxaduye ciida ciida ciida ciid wanagsan ciida dhulka oo barwaaqa ah dhirta u caleemane dhayda iyo caanah dhalintu ha ku ciide ciida ciida ciida ciid wanagsan ciida dhaldhalaal ka noloshiy dhar qurxoon aan xidhano dhanbaalada qoraalada isu dhiiba jacaylka oo ciida ciida ciida ciid wanagsan ciida dhalaankii wayeelkuba dhab u ciida maanto dheeshiyo ciyaaraha aynu dhaanto tumano oo ciida ciida ciida ciid wanagsan ciida
Queue is empty
-- / --