VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees 4 - Lyrics

umadiyo heerkeeni horiyo heeka nolosheena taariikhda lagu qoriyee laga halmaameyn hadaan hoos u eego wixii hore ka faalaado dhulkoo hodanoo doogoo hadhcadey haraadoo buuxdaa uu geeluu hawd iyo tigad hagar la.aan daaqoo oo laga hoos baxo tigaad haliskiiisii baa noogu wacan dhalintii hidaha oo wacneyd haatuf uga yeedhay dhalintii hawaawiguu lushee hiiftay dhaqankooda dhalintii haben dhaxa bartee sooba hooyan weyday dhaqnkii halaabee waxbadan hayb na lagu waayey dhaqankii haraatida kufrigu haaraaaha uyeelay dhaqankii lahyl haylayee hiliinka weydaartey dhaqankii hanfiga loobaxshee meel hadhlaaba waayey inuu lama huraan yahay hadii hada la ogaadey oo halistii gaadhiyo xumihii hiilka rida yeeshay oo heegan loo yahay sidii loo hirgalinaayo waa horumar aan gadhnay iyo haybad iyo khayre aabaha hogaanshuhu markuu himilada keenay wasiirkaa hanaan ka uqabtee dib uhabeynayaaa heeryada xilka uu qaadayiyo hadaafka loo jeedo inta kugu hareertaagane hambalyiyo salaambuu shacbigu hoo kuleeyahaye
Queue is empty
-- / --