VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta War jecel - Lyrics

hada roobka haka onkaadey xaga barina kahilaacay habab haduu wax jecel yahay baydh lagama waayee naftaa waaxidaadii adoon bood u ishaaray waxan kuu bildhaamiyee kuu baaqay iisheeg ala haayow hugeygiyow beerkayga wuxuu kulaa waxan baafinaayaa bari hore dadkii lumay dadbaa ayga jecel baa baryaayaabohoyaa baahidaa ihaysaay adigaaba beer duban
Queue is empty
-- / --