VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Zayni Nabi Zayni - Lyrics

zaynee nabi zaynee salam caleeg nabi saynee waagoo siraatoo sii daayay nuurkow sabada iftiinshow salam caleeg nabi saynee saxarkii dhaqaaqee heegada dul soofee xidigaha la saaroow salam caleeg nabi saynee kii sabiga liitiyo saaciday agoontee dhoorka u salaaxoow salam caleeg nabi saynee seeftii islaamkee waynuhu na siiyow samo kuugu baaqnee salam caleeg nabi saynee nabigaan sugaynee noo shafeec ahaayoow samo kuugu baaqnee salaam caleeg nabi saynee nabigii suniyo faral labadaba sal gaadhee sigib tiray warkiisoow salam caleeg nabi saynee suurtiyo qiyaamaha cidna aan la seegayn naga samata bixiyoow salaam caleeg nabi saynee by masuul.com lyrics
Queue is empty
-- / --