VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceelka soo jiid - Lyrics

Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee caweys Iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee X2 Ceelka waa cayntaa Ceeb ma keenaaye Ceyn kalaa taale Caajis may haayee X2 Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee X2 Roob caleentiisa Soo carfoowhayse Cirka waa soo Ciiraaminowhaaye X2 Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee X2 Meel cagaar buuxo Caadka soo muuqdo Caana waa yaalaan Looma ciishoodee X2 Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee X2 Ceelka jiidoowgiisa Yaan la caatoobe Caawinaan waayee Caasha waa noogee X2 Ciyoow biyaha keen Cidaa oomanee Caweys iyo Ciyaar dhaafee Ceelka soo jiidee X2
Queue is empty
-- / --