VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkeeygoow - Lyrics

Dalkeeygoow Dushaadu waa barwaaqe Dalkeeygow, Dalkeeygow Dabeeshadu waa Udgoontahee Dalkeeygow, Dalxiiskaagi maan imaanin, Dalkeeygoow, Meelaan kugu doorsanaayaa, Miyeey dunidaba ku taalaa Dalkeeygoow,, Inaan dibadahaa wareegoo, Inaan dawarsadoo shisheeyahaa, Dal laawe inaan ahaado, Qaxooti inaan dan moodo, Waxay dantu igu xanbaartay, Dalkeeygoow, Kolkii duulba duul wareemay, Dalkeeygoow, Sokeeye kolkuu is dooxay, Dalkeeygoow, Kolkii Nabad la isku diiday, Dalkeeygoow, Duqoowdina la dhaafi waayay, Dalkeeygoow, Kolkeey Dahaadeed Hundaacay, Ayaan Nafta la soo talaabay, Dalkeeygoow, Dalkeeygoow Dushaadu waa barwaaqe Dalkeeygow, Dalkeeygow Dabeeshaadu waa Udgoontahee Dalkeeygow, Dalxiiskaagi maan imaanin, Dalkeeygoow, Meelaan kugu doorsanaayaa, Miyeey dunidaba ku taalaa Dalkeeygoow,,.....
Queue is empty
-- / --