VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meel ma heestiyee - Lyrics

mudo dheer ayaan kala maqneeene mahad waaye minaan midig taada joogee magan taadan galeyee maya maya moogaa magan loo galayee murugtaadaa ihaaysee maya maya ee murugtaada haysee x2 madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2 ma iloobin misaal kaad iila maag tayee murugtaa marabee imood x2 miyaad moog tahay malintaan midigtaa qabtoo mininkay ku geeyee maslaxees kaama rabee maya maya ee mowlaheen ka yaawee mid kaleetaa meel idhigtee maya maya mid adoo kale maan arkaayee ma iloobin misaal kaad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2 madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2 wax ku mooday dib looma raacee ana ma ogiyee abaal kaan mudankiisa gooyee x2 magan taadan galeyee maya maya moogaa magan loo galayee murugtaadaa ihaaysee maya maya ee murugtaada haysee x2 madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2 ma iloobin misaal kaad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2 maalintii shalay masoo gadoontee ani tiileen ahayee kuu maciini maayee x2 maslaxees kaama rabee maya maya ee mowlaheen ka yaawee mid kaleetaa meel idhigtee maya maya mid adoo kale maan arkaayee x2 ma iloobin misaal saad iila maagtayee murugtaa marabee imood x2 madaxaa mashaqaan galayee meel maheestiyee adigaan mulkigaa ehee x2
Queue is empty
-- / --