VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa la faa’idaayee - Lyrics

faca soo karaayow falxumaan maroonee iyo fayoobi laysku faanee hadii la isfahmaayana waa la faa idaaye ka fiirsee kana fogaadee filkaa wax eheen ka feejig naawee jaceel faqiir galay maa fududaan karaayee nin firash ku seexdee iyo fooq dheer nin fuulee fooq dheer nin fuulay isku fil waaye makala fiicnee fataaxa ween usigaa faraj noo furaayee ka fiirsee kana fogaadee filkaa wax eheen ka feejig naawee jaceel faqiir galay maa fududaan karaayee
Queue is empty
-- / --