VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhakac dhakac - Lyrics

dhitis dhitis jacaylba dhakac dhakac igu dheelo markaan dhadhamiyay caashaquna dhadhaqaajee wadnahee meel dheer haka dhiganoo sida dhamacduu dhamaantay ku dhagdhagoo dhaandhaan buu iiga kaa dhigay wali uma dhiman uma dhimanine dhabtii jacaylka dhibuu igu hayaaye dhakhso iiga soo gadh dhilidhili ileen waa dhanku uu usii dhaco dharaar kaliya hadii aan ku dheehan farxadayda dhantaalan dheer dheer dhaxal awoow dhaqankii inuusan dhumin dhexdeenana dhib iyo dheef aan wadaagno wali uma dhiman uma dhimanine dhabtii jacaylka dhibuu igu hayaaye dhakhso iiga soo gadh
Queue is empty
-- / --