VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudniinka - Lyrics

gudniinka fircoonigaa waa gawrac aan qarsoonayn gabdhaha yaan la jarino gumarka gabadhaada ha garaafayn jirkeedana ha goo gooyn gayaankana ha dhaafsiin dareenkana ha gaagixin dhibaatana ha gaadhsiin ha gudinoo gacalada ha u garan fircooniga ha u gudin gabadhaada
Queue is empty
-- / --