VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ILa qaybso caashaqa - Lyrics

quruxdaadii baa qancisay naftaydii qaayo badanidaa waa kugu qaboobee dusha iyo hamiga qofba ruux cajabiyoo daaqada jacalka qaligiisa galiyoo qoorta iyo gacamaha dhexda qabatinkaleh qacdii aan jaleecaa boholyawiqaadee goodka iyo laxaad kiyo il qabadka leh qoon markaan umilicsado laabtu way qabawdaa qosila yagleel qosal ila wadaag ila qaado noloshoo ila qabso caasha qos ila yagleel qosol ilawadaaq ila qaado noloshoo ilaqabso caashaqa qumaneey jacal qiyaasan lahayn qaybaha idhkayga dhamaantoo qabsaday miyaan qarin karaa qiiro iyo qasaaraba aan u qabsamayne looqorsheeyay caashaqa wadnahaad ku qorantoo xididada dhex qaadoo runtii qaalidaydaay wanaag waad uqalantaa qdlaf iyo qaloocba kuumo quudhikaree waxaad tahay qudhaydoo raga idilka qaatee
Queue is empty
-- / --