codkii Fananad carabi heesta Xubigii xamar galay   Dajiso 113.8K Keedka:

Fikradaada ka dhiibo heestan

Xubigii xamar galay lyrics

Xidagay aa tahayee xariir iida’dee
Xeebtii  xamar adigaa kaa soo xushayee

Lyrics by Masuul.com

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi

Xabaddii jacaylkaaga la xanuunsadee
Intii xawaal galin xasil ii imaw

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi

Xiligaan dhaxdiisa intaan xaasho kuu dhigee
Xisaab laguma gaari karee waa xadla’aan

Waxii laxaraarugoohaayo xiisahaaga waaye
Ha ixoorineee xabadka isaareee
Xabiibi xabiibi