VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Film - Lyrics

Facayga waa weyn yahow filinaa hore u galay inaa fiirsado ma rabo jecelkii fadhiid noqdaa faa'ido ma kaynayee ukuntii fuuntoodana fatamiin ma yeelatee inaa ku faanshaa jeceshahee xabiibi xayaati macane hhhh micnaba  micnaba micnabaa kugu maan fadhiye Intaan talo faro ka bixin intaan kaa sii fogaan Intaan talo faro ka bixin intaan kaa sii fogaan dhankagey ka forartaa xumaantada ka feejiknow Faruryaha waxaa ka tiriyo siduu ficilkaga yahay barqaa u dhaxeyo oo qofka fahmaayo aan ehee doqontii fiiro badan faduusheydana yareen meeley ka fiirsanbay faraha saa ula gashaa inaa ku faanshaa jeceshahee xabiibi xayaati macane hhhh micnaba  micnaba micnabaa kugu maan fadhiye Intaan talo faro ka bixin intaan kaa sii fogaan Intaan talo faro ka bixin intaan kaa sii fogaan dhankagey ka forartaa xumaantada ka feejiknow
Queue is empty
-- / --