VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobaan kalgacal - Lyrics

Hankiyoo qalbigaa dagaalay Hoheey anigaa is hiifay Habeenkuna kuma rabee Naftaan ka har beey tiraah Go'!aankuna ma hirgaloo Hadhoow baan raadiyaa Illeen nin lagu hilloobo Huma geed aira yaqaana Ayeey u hamuun qabaaa Haddaan hoobaan kalgacal Hagaag la iskula gureeynin Hantaaqo aneey igaartay Hawaawi maxuu taraa Wadnaha i hogaaminaaya Heshiis lagal buu yiraah Jacaylka hab buu yiraah Sidii hooyadii hanqariiii Isna ima eega oo Ilmada iga hibiq tiraah Illeen hawshiisa maahee Anigaa hurdadii ka quustay Qalbiga haar buu ku reeb Haddaan hoobaan kalgacal Hagaag la iskula gureeynin Hantaaqo aneey igaartay Hawaawi maxuu taraa
Queue is empty
-- / --