Quick links

codkii Faadumiina, Farhia Fiska heesta Axdi ft Fiska   Dajiso 153.5K Keedka: > >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Axdi ft Fiska lyrics

Jaceylka adaa ibaray
hadana ila beeri waayay
Markaad ?ogaatoo
Markaad bar cad kaga dhaqaaday
Adaa lumiyee wanaagii

Lyrics by Masuul.com

Ilayn balanta iyo axdiga
Ruuxii ka baxaa nafsigu
Baritu wuu ku waan danbeeyaa

Adaa cidla iga baaqay
Hadana bukaanka igu eegay
Niyada markii ay ku baadhay
Bareer adigaa i iloobay
Adaa Bi iyay wanaagii

Ilayn balanta iyo axdiga
Ruuxii ka baxaa nafsigu
Baritu wuu ku waan danbeeyaa