VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsiiye – Kaban - Lyrics

ma anigaa dagaa la ii duur xulaa hadba shax yar la ii daga ama la i duufsadaa waan ku doonayee miyaa marna aniga la i digaa dugsigaygiiyoow miyaa la isku keen diri karaa ma anigaa la i dabaa la i dabaal joogsadaa hadba dabino la ii dhigaa dawyo la iga raaridaa waan ku doortaye miyaa dirdiraha kuu maqlaa dawadaydiiyow miyaa la isku keen diraa
Queue is empty
-- / --