VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galmudug Version 2 - Lyrics

(((Farhia fiska))) Maamul iyo is fahanbaa meel Sare lagu garayaa Mabda'a la isku racaa meel Sare lagu garayaa.....2X Ummad aan mideysneen Mugdi kama baxeysee.....2X Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo...1X (((Abdikhaliq m siraad))) Magacoo la dhowraa meel sare Lagu garayaa Macaan keeda nabadaa meel Sare lagu garayaa....2X Waa madoow qabyaladi kala Maar mineynee ee......2X Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo....1X (((Jihaan jalaqsan))) Boqol culumo diinbaa meel sare Lagu garayaa aa Xaqa oo lo midobaa meel sare lagu garayaa aa.....2X Matada iyo agoonti iyo Maskinada daryeela aa....2C Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo.....1X (((Abdi holland))) Mamulkoda dar illaah Meel sare lagu garayaa Maskaxdoo la koriyaa meel Sare lagu garayaa......2X Mindi mindi ku taag iyo Murankii dhamayee.....1X Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo .....1x))) (((Dhamantood))) Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo....1X Galmudug aan hormarinee ee Midigta is qasada oo Kala marmi neynee ee Midigta is qabsada oo......1X ))) Heestii galmudug version 2 iyo Fananiintii farhia fiska iyo abdikhalaq m siraad iyo jihaan jalaqsan iyo Abdi holland } lyrics By Dayran omar
Queue is empty
-- / --