VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysa - Lyrics

Xiligaan hargaysay Taariikh xusuusloo Kawaramo xogtaadoo Xaruntii barbaartay Rugtii xuural cayntoo Xuduntii fanaankay Hargaysay Xiiso waxaan uqabo wayn Xili imashadaadee Xaashxaashka daawado Kama xiiso go,ayee Dhulka xero sanbaad tahay Hargaysay Xerodaan ku ababay hargaysay Xaqna waad ku talisaa hargaysay Gacal waad xurmaysaa hargaysay Martina waad xushmaysaa hargaysay Fiska Xiliyadii horeen tagay Xog waraysi aan helay Xididadii musheekhday Caruurtay udahabtahay Xiisiyo mid quruxlay Xaruntii dalkaygay hargaysay Xeerbeegti odaynimo Garyaqaan xaqsoor mudan Xog ogaal hubsiimo le Iyo guurti xaajada Inta talada loo xulo Hargaysay xerodoodii baad tahay Xamdi mahadii weeyaan hargaysay Xasilooni nabadley hargaysay Xumo kuma haleelaan hargaysay Xadaaradaan ku faanay hargaysay
Queue is empty
-- / --