VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iftiin - Lyrics

ubadka sida loo barbaarshoo basaas hooyo uga dhawrto baarkiyo tinta loogu feedhaa jacaylkana loo bilaa qalbiga boholyawgu gaadhay beerkiyo wadnaha is tabaaya bu,diyo indhaha ilmeeyay dareen balalaa shidaaya bogiyo sambabada guntooda maanka bariisaday xasuusta muuqaan ka baxayn xiskayga naftayda adaa ku beeray iftiinka u baxa naftayda halista kaan kaga badbaado adaa biliyoo ilaysa bartaan cagta dhigo iftiinsha wadnaha adigaa i bisleeyay bogayga adaa dalooshay halbawlaha hadeer burqanaya adaa xididada baneeyay siduu ii bud dhigay jacaylku baraad li,i wali ma seexan daqiiqad ma baydhin maanku adaa ku bardoodamaaya hadana boqor mahadii weeyaan hadaan barbarkaaga joogo arooskeenii barbaartu buliyo caawa hees tumayso iftiinka u baxa naftayda halista kaan kaga baado adaa biliyoo ilayska bartaan cagta dhigo iftiinsha hadii boodhari jacaylku bud dhigay oo sadqeeyay beryahan kama aan sokayne naftayda adaa badbaadshay haween io barashadooda midaan barbarkaaga keeno u baaqayo dunida maanta baabacadoo timo lleh weeye inaynu labadii badhaadha barwaaqo ku nool aduunka noqono qoys nabad bariista baryada rabi baan ku raagay iftiinka u baxa naftayda halista kaan kaga baado adaa biliyoo ilayska bartaan cagta dhigo iftiinsha jacaylka adaa igu beeray burhaantiisa i liqsiiyay inaan hada kuu buseelo adaa iga samaystay boowe badwaynta jacayl naftayda adaa badhtankeeda geeyay adaa sida baraha robka runtii ku bashiishtay maanka adaa dhamac igu baxaysa xabiibi bakhtiiin karaayee bushaaradaan kuu hayaaye ku baaqayna waa naftayda iftiinka u baxa naftayda halista kaan kaga baado adaa biliyoo ilayska bartaan cagta dhigo iftiinsha
Queue is empty
-- / --