VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilhaan - Lyrics

indhaha u rooney ilhaan yar ilwaad qurux hooyadeed u eeg amaanta adaa astaahila adaa nac eexo lagu galinee awlaad u ah laba is aaminay adaa abta akhlaaqda aadamaha asluubta lagugu soo ababshee midii loo aayo eebe kaa yeell aayeeyada kaa il illhaan yareey dhaqanka kugu ababisoo adiba waad waad ogsoontahee adaa nac eexo lagu galineey awlaad u ah laba is aaminayeey adaa abka akhlaaqda aadamaha asluubta lagugu soo ababshee midii loo aayo eebe kaayeel indho u rooneey ilahaan yareey ilwaad qurux hooyadeed u eeg amaanta adaa astaahila ada nac eexo lagu galinee awlaad u ah laba is aaminayey adaa abka akhlaaqda aadamaha asluubtu laguugu soo ababshee midii loo aayo eebe ka yeel
Queue is empty
-- / --