VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intee aaday ayaantaan - Lyrics

Inteed aaday ayaatan Umaday iyo aabahay Adigaan kaa aaminee Axdigii ma ilaawine I arwaaxi aboowe Inteed aaday ayaatan Adaan kuu imide Duulaan duli kuu wadaa Darabkayga ku duubane Dagdag iigu diroo Hana daahin idaa Inteed aafay ayaatan Adaan kuu imide Amaan heli waayey Adaan kuu imidee
Queue is empty
-- / --