VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaahil Jaceyl - Lyrics

Lalala lalaaalaaa Jaha ima taal  jawaab ma haystee Midkii jecladaay   waa igu jeesteey jaahil waaye Jaliilka weena ka jaasihaayee jalaad ha la'iisaaro an waa jinoobee Midkii jecladaay   waa igu jeesteey jaahil waaye Jubba jinkiisa waa lajoogsadaayee Midkoo jeclaaday jilbihiis ku jiiftee Waa igu jeesteey jaahil waaye Jaliilka weena ka jaasihaayee Jalaad ha la'iisaaro an waa jinoobee Midkoo jeclaaday jilbihiis ku jiiftee Waa igu jeesteey jaahil waaye
Queue is empty
-- / --