VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libin - Lyrics

Adoo qalbigayga lulay Haday garashadu lunto Kunjeer ha luntee ku tidhi Anaa kugu raba lurkoo Adoo ii loogay nacabka Anigu laabta kugu hayaa Hadaan ladi karo hurdaba Dartaa maba laba lagdoodeen Mar hadaanay lahashiyo Laxawgu ka guin qalbiga Inaad laasho samihii Wiilyahow sideen libin kuugu noqon Anoo kaama libin dhaxlahaa Agtiisa ka luud lahaa Ku laaba naftaa tidhaa Hadaan is idhaa laabtiyo Lubiga ka tiroo ilow Yarkii laxowgan ku baday Anoo lagasaar Lagasaar ubaxyo ululaan arkaa Mar hadaanay lahashiyo Laxawgu ka go ayn qalbiga Inaad laasho samihii Wiilyahow sideen libin Kuugu noqon
Queue is empty
-- / --