VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maahmaah - Lyrics

Jacaylku markuu haligaad Intuu miciyaha daray Dhiigay muudmuudsadoo Adiga kugu Maahmaah duugoo murtiya Balada kaa maqan adiga Qayrkaabay magan utahee Maalmihii mugdigeen ku jiray Ragbaa isoo mootiyee Aniga miciin ha iga sugin Naftaada u meel dayoo Aduun magacbaa ka hadha Maaweelo aan lagu jirayn Oo xumaha muuqdaan indhaha Maqaar laga saari Karin Miisaanbaan lagu socdaa Halkaad maraysaa mubaax Mas iyo good haduu ku jiro Maskaxdu way diidaysaa Aniga miciin ha iga sugin Naftaada u meel daya oo
Queue is empty
-- / --