VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maahmaahdu waa Murti - Lyrics

Maahmaahdu waa murtiyee Beentuna ay ka maqantaheee Moogana aan ogaynee Midigtaada hadii ay Candho kaa murxisee In masaar aad ku goaysidee Maanka ma aqabalaayee Mid indhahaagii ?? Haday wax mudaaneee Tan kalaan umariidshi Makala maarmi karaan Anna sidaasa meel iga taalee Ma kaamaarmi karaaye Muxibadaada mahad ii noqotee Muslinkaa marageesa Markhaatadeeda waaye Macalin aan utagee Oo aliisha mariyee Ka macneeye ayaantan Maku soo mudan doontee Mid indhahaagii ?? Haday wax mudaaneee Tan kalaan umariidshi Makala maarmi karaan Anna sidaasa meel iga taalee Ma kaamaarmi karaaye
Queue is empty
-- / --