VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Remix fanaaninbadan - Lyrics

jacaylka hab oo habee hees 1 naftayda hag oo i hoo naftaadana ii habee hanee qalbigoo isii anigu waan kula hayaa hubaal waan kaa helaa wadnuhu wuu kugu hirtaayoo aduu kuu heelanyay hees 2 naf ruux aamintoo eedaad kalgacal la irdhowdayoo kay u laatay jeer hu ila xidhana anoo reeminbaan hadba ilo biyo le ku odorosayaa hees 3 ma anigaa la i dagaa la ii duur xulaa hadba shax yar la ii dagaa ama duufsadaa waan ku doonayee miyaa marna aniga la ii digaa diirsigaygiiyow aniga la iigu kaa diraa hees 4 haduu caawa GUULUHU geesigaad jeclaydiyo guri khayrle kugu simay farxiyaay gobaad tahee gurigaaga ka adkow xaajigaaga garabkiyo geestiisa taagnow yaanu samirku kaa gudhin cadho yaan lagaa garan jacaylkana ka dhigo gogol hees 5 adoo maaliyo xoolo dhaqan mawtiyo nololtoona hayn miskiinoo fara madhnaa markii aan kuu aqbalay adaa maanta is badalay inaan mano sheegta'oo ku maago maan jeclayn laakiin se midbaa jirtee
Queue is empty
-- / --