VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

Bari wixii dhacay Adigoon baadh baadhin Bilanow iska ilow Karama Bilowgeenii barashada Aamin buuxa kutusoo Balse aanad ii ogayn Fiska Kalgacayl igu baahaybaa Waa cudur jacayl Adaa badankiyo laabta Ku abuuray beerkee Karama Kalgacayl igu batiyo Bogaygana ku Wayne Jacaylkana adaa ibaday Oo hadana axdigii beeniyee Fiska Jacaylkaan shalay beernay Maantana ubislaanee Adigu ka bogoo kashaada ila qaad Karama Adaa shallay ila beeray Maantana ka baxee Nafsigu ma baaqdee Baribuu ku helayaa
Queue is empty
-- / --