VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaxada ifka - Lyrics

Rug xalaaliyo Raas laba dagtoo Raaxada ifkiyo Aayaha runta ah Ku rafiiqdayoo Isku reeyayoo Laba raahibiyo Ruux wadaagtiyo Raas dagtoo Noqda rayn rayn Risiq wayn hela Awlaad raxanoo Raas qabow lehoo Loo riyaaqana Rabi ha idin siiyee Laba roonuhu Raas fiican uga dhigay Jacayl raagoo Raasamaal lehoo Rabitaan qaba Reeruhu ehelkiyo Sokeeyiyo rixinkaba uriyaaqeen Rukun la hadhsado rabi kaayeel Awlaad raxanoo Raas qabow Loo riyaaqana Rabi ha idin siiyee
Queue is empty
-- / --