VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sideed jir - Lyrics

saxariir aduunyiyo surmi adiga oo qaba ee diihaal ku saanyaday saw kaama sama bixin seeraha calmadoodiyo surad baalaheediyo ilamaa sanaag bari saw kuuma maasheyn waa maxay sawaxankani saluugaagu badanaa ma sideed jirbaa tahay huuno maxaan kuu sasabayaa sixintiyoo kaleetiyo xantu subag ma noqotee ileen xoor sareetiyo xumbo suurta weeyaan iska soco ha yuusine abidkaa hasoo noqon soodimaha soo xidho ha iskeen seejo calafkuye waa maxay sawaxankani saluugaagu badanaa ma sideed jirbaa tahay warya maxaan kuu sasabayaa
Queue is empty
-- / --