VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Udgoon badan – Kaban - Lyrics

Qodbaa tahay meel qaba oo kaa bacoo Qodbaa tahay meel qaba oo kaa bacoo Qaaja,ee loo baxyee dhamaan qaaliyoo Qaaja,ee loo baxyee dhamaan qaaliyoo Qacdii aabuu arkaa biista oo sara eeg Qacdii aabuu arkaa biista oo sara eeg Bal qabsoo waaban may jaanta is taahi Bal qabsoo waaban may jaanta is taahi Hadmooye habaar baala oo waa dhintoo Hadmooye habaar baala oo waa dhintoo Haduuna subaxdii horteed ma kacdeen Haduuna subaxdii horteed ma kacdeen Laba iisu midaa dhaayaha iiga hadhee Ha mood beerasan jaala ii beelay Ha mood beerasan jaala ii beelay Hadii aad ubacdii biida aad u uroo Hadii aad ubacdii biida aad u uroo Udgoon badan badan haa aaa Udgoon badan badan haa aaa Sidii aan u batay hurdadaa ma batoo Sidii aan u batay hurdadaa ma batoo Badhkiibaan hadba meel ka saarahayee Badhkiibaan hadba meel ka saarahayee Waa maxay mooyihiyo birta aay Waa maxay mooyihiyo garyaqaan Inaan guursadaan is moodahayee Inaan guursadaan is moodahayee Halkii bugta weyn baan maa taahaye Halkii bugta weyn baan maa taahaye Halkii bugta weyn baan maa taahaye Cishqibuu waataba buuga aan wata,ee Cishqibuu waataba buuga aan wata,ee Wax badan buste saar qeyrkood ka hodhoo Wax badan buste saar qeyrkood ka hodhoo Halkii aay bogsan wey qeyle ii kaalay Halkii aay bogsan wey qeyle ii kaalay Nin daar ku jiraa daaruhunba arkee Nin daar ku jiraa daaruhunba arkee Ileen xalaybuu hiibaad arkee Ileen xalaybuu hiibaad arkee Ileen xalaybaad hiibaad daacadiyo
Queue is empty
-- / --