VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Udgoon badan – Kaban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhia Fiska
Udgoon badan – Kaban

Qodbaa tahay meel qaba oo kaa bacoo
Qodbaa tahay meel qaba oo kaa bacoo
Qaaja,ee loo baxyee dhamaan qaaliyoo
Qaaja,ee loo baxyee dhamaan qaaliyoo
Qacdii aabuu arkaa biista oo sara eeg
Qacdii aabuu arkaa biista oo sara eeg
Bal qabsoo waaban may jaanta is taahi
Bal qabsoo waaban may jaanta is taahi

Hadmooye habaar baala oo waa dhintoo
Hadmooye habaar baala oo waa dhintoo
Haduuna subaxdii horteed ma kacdeen
Haduuna subaxdii horteed ma kacdeen
Laba iisu midaa dhaayaha iiga hadhee
Ha mood beerasan jaala ii beelay
Ha mood beerasan jaala ii beelay

Hadii aad ubacdii biida aad u uroo
Hadii aad ubacdii biida aad u uroo
Udgoon badan badan haa aaa
Udgoon badan badan haa aaa

Sidii aan u batay hurdadaa ma batoo
Sidii aan u batay hurdadaa ma batoo
Badhkiibaan hadba meel ka saarahayee
Badhkiibaan hadba meel ka saarahayee
Waa maxay mooyihiyo birta aay
Waa maxay mooyihiyo garyaqaan

Inaan guursadaan is moodahayee
Inaan guursadaan is moodahayee
Halkii bugta weyn baan maa taahaye
Halkii bugta weyn baan maa taahaye
Halkii bugta weyn baan maa taahaye

Cishqibuu waataba buuga aan wata,ee
Cishqibuu waataba buuga aan wata,ee
Wax badan buste saar qeyrkood ka hodhoo
Wax badan buste saar qeyrkood ka hodhoo
Halkii aay bogsan wey qeyle ii kaalay
Halkii aay bogsan wey qeyle ii kaalay

Nin daar ku jiraa daaruhunba arkee
Nin daar ku jiraa daaruhunba arkee
Ileen xalaybuu hiibaad arkee
Ileen xalaybuu hiibaad arkee
Ileen xalaybaad hiibaad daacadiyo

codkii Farhia Fiska