VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadada ku qulqul - Lyrics

Qosalka beentiyo Qalbi Jileecay Nagu qaldaayaan hoy markaad qadarisoo Qiimo aad uyeesho Qaab wayn yeeshaan Ha igu qaraarinee Iiga quuso iima qalantidee Wadada ku qulqul Yaroo qaboobso Qofkaan ku rabin la iskuma qorqoree Qandhahada jacayl hore Kuugu qaadayaad Ila qaybsan waydee Ha igu qaraarinee Iiga quuso iima qalantidee Wadada ku qulqul Markaad qurxoontahoo Qoortaada dheertahay Qalanjay ku dhahayaan Qoys markaad unaqtoo Qiimo aad uyeeshee Qaloocanaayaan Ha igu qaraarinee Iiga quuso iima qalantidee Wadada ku qulqul Hit the road waryaa Wada ku qulqul
Queue is empty
-- / --