VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalay duruustii laydhigay - Lyrics

xalay duruustii la ii dhigay intaan daawan laabuu fikirka igu soo dagay ila koray daruurahaa habeen horena doodii dunta iyo xariirtii dagmadii arooskaa waagu iigu daalacay markuu inan dantii wado ee uu dugsiga jiro diyaaradaa ma raacoo jacaylka uma duulee dareenkaa xasuustaa qaaraan u diidayn ana ii danaynayn dadaalkii cusleeyee xalay dahab la moodkii intaan daawan laabuu dayaxii habeenimo iga galay daruuraha duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine warqadihii la soo diray durbadaan furfuraybay dadkii igaga kadiyeen
Queue is empty
-- / --