VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaqdhowr jaceyl - Lyrics

Naftaan kugu xiray Markaan ku xushoo Kolkaan ku xasuusta Waan ku xusaa! Adaa ku xudumay Qalbiga xiisaha Laabtana ku xukumay Xurmeen joogta ah Adaa iga xiga Intii ixigtoo Xiskii iyo adigaa Xureestay kashkeexy Xaqaaga gutoo Xilkaada gartee Jacayl xalkiis Xaqdhowrka ka yeel Xumaanba dartee Xubiga ka jiroo Sidaan kugu xiiso Igu xernaaw Adigaa igu xiray Dareen ixulay Sidaan kugu xiisay Igu xernaaw
Queue is empty
-- / --