VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta indho garad – dhaato mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Farhiya Kabayare
indho garad – dhaato

asaageed u fil rooneey
inta uu alle uumee
aduunkan dumar joogte
idilkoodba haweenka
adigaa u horeeyooo
ixiraamka gobeediyo
akhlaaqdaan kugu doortee
aad baan kaaga masquudee
insi iyo jiniba ishoodii
alle ha kaa asturee
edab badanidaa

asaagii u horeeyoow
inan aan garanaayoo
isku meel ku barbaarnoo
awoowgiisii tobnaadiyo
aabihiiba aqaanoo
aaminaa tahayee
ixtiraamka gobeediyo
anshaxaan kugu doortoo
aad baan kaaga masquudee
inan sharafliyo
akhyaar baa tahaye
alle daysayaaw aqli badanidaa

arageed ataan ku ildoogsadee
aynigeed dumar ka ishaartayee
oogii soo baryiyo ayaantii walba
yaa ku eegayoo abid kaa ag tagin

afar io tobnaad indheer garadahiyo
inan kaan ragaba ka ishaartayoo
unugyada jidhkiyo arwaaxdaa dagtooo
ililaha wadnaha ayaad sudhantahee

alla afyaraadiyoo alaa iimay iyo
jigjiga yaa kula tagoo aroos kula gala

ala awbariyo wardheer ololsami iyo jarar
yaa kula dagoo ubad kuugu dhala

aadmigoo dhan iyo axad aan arkoo
ay qabtaan indhuhu adaan ku jecloo
ayaantaan ku arag aar libaaxa oo
ay ku jira sidii ayaan reemayaa

ehel caashaqoo isku ooomaniyo
igar iyo maqaarkeed ayaa nahoo
amintaanan ku arag eridhaban sidii
ama ayro geel ayaan ololayaa

ala afdheer iyo goday ararsa iyo nogob
ayaa kula tagoo aroos kula gala

ala awaariyo walwaal erer iyo danood
ayaa kula tagoo ubad kuugu dhala

codkii Farhiya Kabayare