VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa run - Lyrics

ragu dumarku kama hadho ayana way u rucleeyaan wax la is racshay weeyee kalama raysan doonaan waa run arooskeena kii raaxo badan lagu ragu raago lagu raysto rabi ha inooga yelo haduu jacaylku rugiyo rubadiyo wadnaha galo adna ay ku riiqmaan kalama raysan doonaan waa run arooskeena kii raaxo badan lagu ragu raago lagu raysto rabi ha inooga yelo
Queue is empty
-- / --