VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gashaan - Lyrics

inkastoynu garabiyo gaashan ahayno wayaal godolnay cashaqa hadii aan garaadkay wacadkii ku gees maray geenyadaan jaraystiyo ila gaabi faraskii wana garashadaydii iminkana gafkaygii inanyahaw adoon dhugan haiga goyn waxan galy aynu guri yagleelnee goormaan ka dhigana sida gaydho roobiyo igu noqoy gufaacoo guuxan iga baxaayee gurxankayga maqashee adiguna garqaadoo gacalnimo walaaliyo farxad aynu gaarnee jacaylkana ha gaagixin Lyrics by M?x?m?d Mir? Diiriy?
Queue is empty
-- / --