VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga been looma sheegee - Lyrics

qaxoonti adoo ku joga adoon qadadiiba haysan hadaad is qaboojinayso qamaarka hadaad ciyarto habeenkii hadaad qasmayso dharaartiina quurinayso qalbiga been looma sheegee miyaa la is qabi karaa kanada quudanaha dhex joogoo sidii qarankeeni mooye qurbaha dhalanteed mayaale qayrkiinbaa lagu dayda runbaa qoys lagu dhaqaaye haday noloshii qabyawdo
Queue is empty
-- / --