VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rayi - Lyrics

rayigiyo garaadkiyo raasamaaliyo milgiyo qurux miduu WAYNE siiyoo u roon dhaayahaad tahee raxmad dhibic da'aysoo naxariista sida roob nafta ugu rushaysaa RABI wuxuu abuuraan runtii kuugu jeclee rafiiq gacal wadaagiyo aynu noqono ruux qudha raali galinta buuxdiyo RAXMAANKAA xushmiyo edeb rasmi kuugu daahoo runtii maanka deeqdee riixaan dhibic da'aysiyo kalgacaylka sida rays nafta ugu ragaadee
Queue is empty
-- / --