VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuska jaceylka - Lyrics

Feysal hanad Xiisaha galgacaylka xisaabi hadaan is dhaho siduu u xanibay qallbiga xujo weeyaan xalkeeda la gaari karin. Ha xasale xaqiisa ma oofina Ha xasilee xuskiisana ma u dhigna Ha xasailee xubiga ma siyaarana Fartuun Birimo Maantiyo xalayto xiskeeyga jaceyka dagay ayaan xibin xibin jikreeyga waxa gaaro xanuunka dareemayaa Ha xasali dalxiis xamar ma u tagnaa ha xasilee ha xasilee xariir goday iiga dalab ha xasilee xabadka ma isku qaadanaa Heleeleey heleeleeleey Xiriirka jaceylka xageena wuxuu kayahay midaan u xanaaneeyo xushmad midan xero uga dhignaa xushamad wacan. Ha xasale xaqiisa ma oofina Ha xasilee xuskiisana ma u dhigna Ha xasailee xubiga ma siyaarana xubiga labadeena marku xidideystayoo xagaaga ka tiirisaa xasadkeenu xinkii naga joojiyeen xasadkeenu Ha xasali dalxiis xamar ma u tagnaa ha xasilee ha xasilee xariir goday iiga dalab ha xasilee xabadka ma isku qaadanaa
Queue is empty
-- / --