VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabeyluhu - Lyrics

Sidii labiga dhaadheer Ayaan dabayluhu Sidoodaan labi dhamaayoo Leexadu i qaadee leexadu i qaadee Leexadu i qaadee leexadu i qaadee 2× Soo lixaadso ladanoow Hana liicin ladanoow Kaalay laabta igu qabo Ladanoow Kaalay laabta igu qabo Ladanoow 2× Laqanyaa i haysoo Isma loodin karayee Lugmaa qaasi karayee Waad igu lamaantee Waad igu lamaantee Waad igu lamaantee Waad igu lamaantee 2× Soo lixaadso ladanoow Hana liicin ladanoow Kaalay laabta igu qabo Ladanoow Kaalay laabta igu qabo Ladanoow 2×
Queue is empty
-- / --