VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fariin - Lyrics

Fariintaadi waan helay Deg baartu ii timid Furo waraqaaha Ka fayoo u fiirsaday Anba waan filaayay 2× Foolxumada colaadiyo Dadka ka fayoobahay Faraha dhiiga kula jiro Ina kala faqooqoo Ina kala fogeeyee 2× Fasaxa aad sugaysana Alaha kuu fudaydshoo Fay ha kaaga dhiga oo Farxad kuu rajeeyee Abiid waan kuu filayaa 2× Ha fakarin filkeeygow Cishqibaa i foodoo Ma fodo naftaydii Midkii markay tahay Anba iiban maayoo 2× Baraf qaboow ku fariistee Fooradaa dabayshee Fahmay waaye meeshoo Fooraha dhacaaya Ku fariisan waayee 2× Fasaxa aad sugaysana Alaha kuu fudaydshoo Fay ha kaaga dhiga oo Farxad kuu rajeeyee Abiid waan kuu filayaa 2×
Queue is empty
-- / --