VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Furiina - Lyrics

jacaylkeenii inanyohow fiicnaaye ku fogaaday laatii xididada ku faalalay furahiisii xoortayee fahmina wayday noloshaoo naf ku fiirsanayso u falnaatay awgaa yaad furdaamin waydee fakarayoo oo la faqay naftaydee meela badan ka fiirshoo furitaanba doorbiday anigoo fariidoo kugu filan farsamooyin ba anoo aanan kaa filaynaad ku fidaysay reerkii falaagowday adigoo fajacoo la yaaboo fududaatay waa hore ana kaa fogaadaye
Queue is empty
-- / --