VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu qabay jacaylkii - Lyrics

In kastoo qaxii ina kala quboo In kastoo qaxii ina kala quboo Qofba meel ku nool yahay Qofba meel ku nool yahay Kama quusan wali Xubiguna ku jecel Kama quusan wali Xubiguna ku jecel Ila qabo jacayl Igu qabo wanaaag Ila qabo jacayl Igu qabo wanaaag 2× Igu qayay jacaylkii Igu qubay sidii roob Igu qayay jacaylkii Igu qubay sidii roob Ila qabo iga qabo Ila qabo iga qabo Ila qabo ila qabo jacayl Ila qabo wanaag 2× In kastoo qudubaa Quudkii nacdoo In kastoo qudubaa Quudkii nacdoo Qofna lama hadlee Qofna lama hadlee 2× Qaaliyoow kalgacal Qorshe weeya oo Qaaliyoow kalgacal Qorshe weeya oo Qalbigu raboo Mana qarin karayee Maan kuu qabsado ee Maan kuu qabsado ee 2× Igu qayay jacaylkii Igu qubay sidii roob Igu qayay jacaylkii Igu qubay sidii roob Ila qabo iga qabo Ila qabo iga qabo Ila qabo ila qabo jacayl Ila qabo wanaag 2×
Queue is empty
-- / --