VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmada Caashaqa - Lyrics

Adkeysan waayoo ayaan ma seexdoo aduun dhibkiisa ani ley dhameeyee Naftu key u oontay arkina waayo i tusi weeydooy alla maad ogaatid ololka iga baxaaya Maxaa i ag geeye ilmadan caashaa Inaan wali obraar ahay alwada ha i ogeysiin Asqoobayoo aayoo itaal dareeyoo anfaca ka dhaartoo orodkaan is xaabshaa Jaceyl oodihilohoo igu abuuroo i tusi weydoo alla maad ogaatid ololka iga baxayaa Maxaa i ag geeye ilmadan caashaa Inaan wali obraar ahay alwada ha i ogeysiin
Queue is empty
-- / --