VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samri - Lyrics

naf sugaal baxnaaniyo ku nool samir cadaysay salawga maal meediyoo nafay sahay ka laalantoo soo qabo isleeyahay kuu samri wayday naftan kaa samri wayday sawtaad igu abuurtiyo cishqi suran laxaadkiyo naf safaad kalgacalkiyo ku nool silic saamaystay sawirkaa huumaagiyoo ruuxay sidatay caashaqa soo helislay ahayd
Queue is empty
-- / --