VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo Jaleec - Lyrics

Ruux ruux ku sugaayoo Ku saadaalaaniyoo Ku sugaaya waligii Kuu samraaya baan ahee 2× Sahal caashaq maahoo Waad isaaqdoo anigoo Runtii waad isadaataa 2× Intaanad sababtayda noqon Seeftaa iigu kaa xidhanee Dhankayga mar soo jaleec gacalooy Dhankayga mar soo jaleec Intaanad sababtayda noqon Seeftaa iigu kaa xidhanee Dhankayga mar soo jaleec gacalooy Dhankayga jiro soo jaleec Ruux ruux Sahwiyaayo Seexanayn habeenoo Suntii caashaq gaadhoo Ku sugaaya baan ahee 2× Nafta waan sasabayaa Sodan baa i dhamaanbaa Ku sugaa nasiibkee 2×
Queue is empty
-- / --