VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ogtahay - Lyrics

ma ogtahay daraadeed riyo inaan ku daalay aan bad wayn dabaashoo ka baafiyay daruuraha ta aan daydayaay u dib jiray habeenadan MAWLUHU ha daayee daymada jaleecada sida dar loo horay ugumaan gunuunucin ma ogtahay dantaydiyo dawadayda inay tahay oo aanan daynayn oo la iigu daw galay adaan dookh jacayliyo kalgacayl ku daarine miyaan duniba joogaa
Queue is empty
-- / --