VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hambalyo ogadeni - Lyrics

hawadaa iyo dabayshaa adaa hiirti baxayee hadaldan fariinaa hore iiga sii qaad kuwa huray naftoodee u halgama dalkoodee hormoodkii dadkaygiyo jwxo hore u gaadhsii marka hore salaaniyo ducaan soo hadeeyee hoodo iyo nasiibiyo hibo eebe idin sii halyeeyadii dalkaygoow soo hoyatay guushuye hambalyiyo salaan wacan hooya iga gudoomoo halkiina kasii wada hororkiyo waraabihii hilabkeenii cuni jiray hawsar iyo rassaasiyo inaad holac cabsiiseen halkii uu fadhiistaba inuu hoogay leeyahay waan helay akhbaartoo haatuf baa isiiyee hilibkii wayaanaha haduu haadku booboo ka halcaday dugaagee halyeeyadii dalkaygoow soo hoyatay guushuye hambalyiyo salaan wacan hooya iga gudoomoo halkiina kasii wada
Queue is empty
-- / --